Dagaal saaka ka dhacay degaanka Goof-guduud iyo Al-shabaab oo la wareegtay

Al-Shabaab ayaa sheegtay iney la wareegeen degaanka Goof-gaduud ee duleedka kaga beegan Magaalada Baydhabo ka dib dagaal culus oo saaka ka dhacay. Qoraal lagu baahiyey baraha taageera Al-shabaab ayaa waxay ku sheegeen in dagaal qorsheysan ay ku soo qaadeyn saaka aroortii ayna khasaaro xoogan gaarsiiyeen ciidamadii Xoogga ee degaankaasi gacanta ku hayay. Saraakiil ka tirsan … Continue reading Dagaal saaka ka dhacay degaanka Goof-guduud iyo Al-shabaab oo la wareegtay